Canjeeradii subaxda

Ayaan waxay farteeda hawada ku sawirtay wareeg. Mid weyn, dabadeed mid yar. “Canjeeradu way wareegsan tahay!” ayay tiri.