Beribaa
Luqadda akhriskaSoomaaliEnglish

Canjeeradii subaxda

Ayaan iyo waalidkeed waxay wada fadhiyaan miiska. Waxay wadaagayaan canjeero wareegsan oo daloolo yaryar leh.

Markii cuntadu qabowday oo la cuni karay, qoyska ayaa wada fadhiistay. Canjeeradii ayaa la wadaagay. Ayaan waxay aragtay dalooladii yaryaraa.