Beribaa
Luqadda akhriskaSoomaaliEnglish

Canjeeradii subaxda

Ayaan waxay tilmaamaysaa marooyinkii ay keentay. Hooyo ayaa miiska quraacda ugu mahadnaqaysa.

“Anigaa marooyinka keenay!” ayay Ayaan tiri. “Mahadsanid, Ayaan,” ayay hooyo ku jawaabtay.