Beribaa
Luqadda akhriskaSoomaaliEnglish

Canjeeradii subaxda

Waalid iyo ilmo dhabarka laga arkayo ayaa guriga ku wadaagaya saxan canjeero ah.

Weydii qofka kula jooga. Reerkiinnu ma canjeero ayay yiraahdaan mise laxoox?