Beribaa
Luqadda akhriskaSoomaaliEnglish

Canjeeradii subaxda

Ayaan waxay taagan tahay albaabka jikada. Hooyo ayaa gudaha ku diyaarinaysa quraacda.

Ayaan waxay maqashay hooyo oo jikada joogta. Ur macaan baa ka soo baxay. “Maxaa la samaynayaa?” ayay Ayaan weydiisay.