Beribaa
Luqadda akhriskaSoomaaliEnglish

Canjeeradii subaxda

Hooyo waxay cuntada ku karinaysaa jikada. Ayaan waxay ka daawanaysaa meel kulaylka ka fog.

Hooyo waxay tiri, canjeero ayaan samaynayaa. Ayaan waxay istaagtay meel ammaan ah oo ka fog dabka. Halkaas ayay ka daawatay.